Galmudug oo Dhismaha Iskuul Cusub Xariga Ka Jartay+Sawiro

0
155

Munaasabad lagu Daahfurayey, Dhismaha Cusub ee Iskuulka Deegaanka Diiriye Xasan,

Waxaa ka qeyb galay Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi dhoore, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka Galmudug Axmed Mirre Faafale, W/ku Xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug Maxamed Nuur Diini ,Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin, G/ku xigeenka Arimaha Bulshada C/risaaq Axmed Faarax, Masuuliyiin kasocotay Dallada TALASAMO, Masuuliyiinta Mu,asasada Kheyriga ee BARAARUG oo Iskuulkaan Gacanta ku haya, Ardayda iyo Bulshada Deegaanka.

Dhismaha Xaruntaan iyo qalabeynteda waxa gacan weyn kageystay Jaaliyada Cayr ee Dalka Switzerland, Dadka Deegaanka iyo Dallada BARAARUG.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here