Madaxweynaha la doortay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka Soomalaiya Mr. Lary Andre, isaga oo ugu hambalyeeyay doorashadii uu ku guuleystay habeenkii xalay.
Safiirka Mareykanka ayaa Madaxweynaha Soomaaliya soo gaarsiiyay dhambaal uu ka siday Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Washington.