Xildhibaanada golaha shacabka ee BFS ayaa caawa lagu war-geliyey in Arbacada berri uu jiro kulanka golaha, ajendaha kulanka berri ayaa ah, Akhrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka.
Goobtu waa xarunta golaha ee Villa Hargeysa, waqtiguna waa 09:00 barqonimo.













