Guddiga Amniga Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha JFS oo lamagacaabay

0
419

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan lagu qaban doono Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here