R/Wasaare Rooble Oo Booqday Xeebta Liido oo ay Dadweyne Badan u Dalxiis Tagaan+Sawiro

0
129

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo saaka booqday xeebta Liido oo ay dadweyne badan u dalxiis tagaan, ayaa halkaas kula kulmay dhallinyarada ka shaqeysa bilicda iyo nadaafadda xeebta kuna dhiirrigeliyay howsha wanaagsan ee ay hayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here