Warar Madaxweynaha Kenya oo Soo Gaaray Muqdisho+Sawiro By Codka Caasimadda - June 9, 2022 0 381 Share on Facebook Tweet on Twitter Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud