R/Wasaare Rooble Oo u Mahadceliyay Martida kasoo Qeyb Gashay Xafladda Caleemosaarka Madaxweynaha JFS+Sawiro

0
353

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ku soo dhaweeyay Madaxda iyo wufuudda caalamiga ah ee ka qeyb galeysa munaasabadda caleemosaarka madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ugana mahadceliyay ka soo qaybgalkooda caleemosaarka madaxweynaha JFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here