Warar Madaxweynaha Jabuuti Oo Soo Gaaray Caasimadda+Sawiro By Codka Caasimadda - June 9, 2022 0 416 Share on Facebook Tweet on Twitter Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.