Guddoomiyaha G/Banadir ahna Duqa Muqdisho Oo ka qeyb galay Munaabada Ubax dhiga xuska 26-ka Juun oo ka dhacday Taalada Dhagaxtuur+Sawiro

0
383

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaabada Ubax dhiga xuska 26-ka Juun oo ka dhacday Taalada Dhagaxtuur ee degmada Waabari.

Ubax dhigaan ayaa qeyb ka ahaa maamuska Qaran ee maalmaha Xuriyada gaar ahaan 26-ka Juun oo ku asteesan xiligii ay Gobolada Waqooyi ka xaroobeen Gumeestihii Ingiriiska islamarkaana ah markii ugu horeysay oo dhul Soomaaliyeed laga taago Calanka JS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here