Bankiga Dhaxe ee Somalia Oo Markii ugu Horeysay Warqadda ogolaanshiyaha siiyay laba Banki oo Ajanabi ah

0
366

Bankiga dhaxe ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay warqadda ogolaanshiyaha in ay ka shaqeeyaan gudaha dalka siiyay laba banki oo ajnabi ah oo laga leeyahay dalalka Masar iyo Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here