Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo la kulmay Hoggaannada Tiirarka Xukuumadda+Sawiro

0
329

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa la kulmay hoggaannada tiirarka uu ka kooban yahay qorshe xukuumadda iyo mas’uuliinta mashaariicda socda, kuwaas oo Ra’iisul Wasaaraha u soo bandhigay warbixin ku saabsan habsami u socodka howlaha kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here