Xaflad dabaldag ah oo loo sameeyay Caawa Xulka kubadda Cagta Degmada Dharkeenleey/Sawiro.

0
460

Agaasimaha Waaxda maamulka dhulka iyo Agaasimaha naqshadaha Dowladda hoose ayaa caawa xaflad dabaldag iyo casha sharaf u sameeyay xulka kubadda cagta Degmada dharkeenleey oo sanadkaan ku guleateen Tartanka kubadda cagta Degmooyinka iyo Deegaanada gobolka Banaadir.

 

Xafladaan ayaa waxaa ka qeyb gashay Gudoomiye ku-xikeenka Arrimaha Bulshada iyo gacyi galinta maamuka gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) qaar kamid ah Gudoomiyasha Degmooyinka iyo Marti Sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here