Guddoomiyaha Cusub ee G/Banadir ahna Duqa Muqdisho ayaa Kormeeray Xarumaha Dolwadda Hoose iyo Gobolka+Sawiro

0
356

Guddoomiyaha xafiiska jooga ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo Guddoomiyaha magacaaban ee maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yusuf Xusen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si wadajir ah u kormeeray xarumaha Dowlada Hoose ee Xamar.

Goobaha ay masuuliyiintan kormeereen ayaa waxaa kamid ah.

 

1-Xarunta Aqalka Dowlada Hoose Xamar.

2-Xarunta Gaadiidka bisha cas iyo Xarunta sheybaarka dhismaha ee Dowlada hoose.

3- xarunta Caafimaadka Dowlada Hoose.

4-Xarunta Agaasinka Waxbarashada.

5-Xarunta Dabdamiska.

6-Xarunta Dad-dhigista iyo Xarunta taliska ciidanka ilaalinta deegaanka ee Dowlada Hoose.

7-Xarunta Barxada Biyaasa Liibara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here