Agaasinka Waxbarashada Gobalka Benadir oo ah qeybta u xilsaaaran waxbarashada maamulka gobalka Banaadir, waxaa uu si weyn xoogga u saaray muhiimadda ay waxbarashadu leedahay iyo saamaynta ay ku leedahay horumarka dhaqan-dhaqaale. Iyada oo muhiimad gooni ah la siinayo dhallinyarada, waxaana jira fursado boosas barayaal iyo tababarayaal ee barnaamijka TVET.
















