Guddoomiyaha G/Banadir Ahna Duqa Muqdisho ayaa Xuska 13-SYL ugu Qeyb galay Wadajir+Sawiro

0
283

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta degmada Wadajir maanta uga qeyb galay munaasabad lagu maamusayay 79-guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii ururkii Gobonima doonka Soomaaliyeed ee 13-SYL oo ku beegan 15-ka May.

Degmooyinka Qeybta Galbeed ee gobolka Banaadir ayaa soo agaasimay munaasabadan, waxaana mas’uuliyiintii iyo dadweynihii kaso qeyb galay ay si wadajir ah u muujiyeen halgankii guuleystay ee xurnimada dhalinyarada ee ururka SYL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here