Duqa Muqdisho Oo la Kulmay Agaasimayaasha Guud D/Hoose ee Xamar+Sawiro

0
341

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Agaasimayaasha guud ee Dowlada hoose Xamar isagoo ka dhageestay warbixin ku aadan howlaha ay masuulka ka yihiin iyo caqabadaha jira.

Guddoomiye Madaale ayaa Agaasimayaasha uu kulanka la qaatay kula dardaarmay in ay si hufan ugu qidmeeyaan bulshada Caasimadda islamarkaana laga fogaado wax kasta oo la xariira musuq maasuq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here