Duqa Muqdisho Oo la kulmay Guddiga Gurmadka Maamulka G/Banadir+Sawiro

0
21

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa u gudbinnay warbixinta howlaha noo qabsoomay iyo inta qabyada naga ah; sidoo kale hawlaha noo qorsheysan in aan sii wadno ee gurmadka shacab ah.

Guddiga Gurmadka gobolka Banaadir wuxuu bixinayaa dadaalkasta oo lagu garabistaagayo shacabkeenna cadowgu weeraray halkan ayaanan ku sii shaqeyn doonaa ilaa Caawa saqdadhexe iyo maalmaha soo socda Insha allah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here