Dableey hubeysan ayaa goor dhow 2-qof ku toogtay agagaarka isgoyska Cawro Idko degamada Wartanabadda ee magaalada Muqdisho.
Lama ogo waxa ay yihiin labada qof ee la toogtay , iyadoo dalbeydii dilka geesatay ay isaga baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.
Ciidamada amaanka ayaa soo gaaray goobtaasi, waxa ay ka wadaan baartitano ay ku ogaanayaan waxa ay yihiin labada ruux iyo sababta loo dilay.













