DHAGEYSO:Maamulka degmada Xamarweyne oo ka warbixiyay amaanka degmada

0
163

Gudoomiye ku xigeenka Amiga iyo Siyaasadda degmada Xamarweyne Mudane Maxamed Axmed Iidoow oo la hadlay Idaacadda Codka Caasimadda ayaa ka warbixiyay xaaladda amni ee degmada , isag oo sheegay in amaanka degmadu uu yahay mid hagaasan o l aisku haleyn karo.

Maxamed Axmed Hilowle ayaa xusay in wada shaqeyn wanaagsan ay ka dhaxeyso hay’adaha amaanka iyo bulshada ku nool degmada, iyaga oo soo sheega waxkasta oo khatar ku ah amaanka degmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here