Natiijada Imtixaankii Macallimiinta ee Wasaaradda Waxbarashada oo la Shaaciyay: VIDEO

0
416

Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaankii laga qaaday macallimiinta tartameysay, kuwaasoo ku galay Muqdisho iyo weliba xarumaha maamul-goboleedyada dalka.

Tirada loo qorsheeyay inay imtixaanka u fadhiistaan waxa ay ahayd 7,904 – balse waxaa imtixaanka galay 6,150 macallin, waxaa imtixaanka wareysiga ah u soo gudbay 2,764 macallin oo ka mid ah 3,000 ee macallin ee wasaaraddu qorsheynaysay inay qaadato sanadkaan.

Si aad u hubiso in aad gudubtay Fadlan booqo Linkiga hoose:

https://codsigamacallinimada.moe.gov.so/natiijada_imtixaanka_list.php

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here