Sawirro: Duqa Muqdisho oo Aqalka Dowladda Hoose kula kulmay Wafdi ka socda Bangiga Adduunka

0
442

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula yeeshay wafdi ay hogaamineysay u qaybsanaha Mashruuca Horumarinta Magaalooyinka ee Bangiga Adduunka, Mrs Makiko Watanabe.

Kulankan ayaa loogu hadlay qorshaha horumarinta Caasimadda, dhismooyinka Waddooyinka, biyo-qabadyada iyo bullaacadaha iyo sidii loogu wada-shaqeyn lahaa horumarinta deegaannada aan rasmiga ahayn, si xal waara loogu helo barakacayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here