SAWIRRO: Duqa Muqdisho oo Daah-furay Barnaamijka Tallaalka Carruurta ka yar shanta Sano

0
413

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay barnaamijka tallaalka caruurta ka yar shanta sano, kaas oo lagaga hor-tagayo cudurrada faafa.

Daahfurka barnaamijkan oo lagu qabtay xarunta caafimaadka gobolka Banaadir ayaa waxa uu qayb ka yahay qorshaha adeega caafimaadka bulshada oo loogu talagalay in ay ka faa’ideystaan kumanaan carruur oo ku dhaqan caasimadda dalka ee Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here