Taariikhda Shuhadadii ku Geeriyooday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 2 Sano Kahor 24 July 2019

0
351

Maanta oo kale 2 sano ka hor waxaan weyney 10  halyey oo ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir, waxaa ku jirey Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Marxuum Cabdiraxman Cumar Cismaan ‘’Yariisoow’’.

Waxaan idiin diyaarinay hadaan nahay Warfaafinya Gobolka Banaadir gar ahaan Idaacadda Codka Caasimadda Taariikh nololeedka labeentii Gobolka Banaadir eek u shahiidey qarax ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 24. July 2019.

Dhamaantood Janadii Firdowza Alaha ka waraabiyo Ehelka iyo Qarabadana sabar iyo Iimaan Alaha ka siiyo. Aamiin. Aamiin.

Daawasho Wacan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here