Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Hay’adda TIKA ee Turkiga

0
932

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka tirsan  hay’adda iskaashiga iyo horumarinta caalamiga ah ee Turkiga (TIKA) .

Waxaay ka wada hadleen xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa Hey,adda Tika ee laga leeyahay dalka Turkiga iyo maamulka gobolka Banaadir iyo  inay ka wada shaqeyaan arrimaha hormarinta Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here