Wafdi ka Socda Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Gaaray Xarunta Maamulka Hirshabelle: SAWIRRO

0
38

Wafdi ka socda guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyin Qaranka iyo soohdimaha oo uu hoggaaminayo commissioner Abdi Addow ayaa gaaray Jowhar, xarunta dowlad-goboleedka Hirshabelle.

Wafdigan oo ka kooban commissionerro, macallimiinta tababarka iyo GIS-ka ayaa maalmahaan ka shaqeyn doona tababaridda hawl-wadeennada diiwaan-gelinta iyo isku xirka goobaha iyo qalabka diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here