Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir gudoomiyay Kulanka kobcinta Dakhliyada Gobolka Banaadir/Sawiro.

0
14

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay kobcinta Dakhliyada gobolka Banaadir oo ay goob joog ka ahaayeen qaar kamid ah agaasimayaasha Dowlada hoose ee Xamar.

 

Shirkan oo muhiimad gaar ah lahaa ayaa diirada lagu saaray sidii isbadal muuqdo looga dareemi lahaa Kor u qaadista kobaca dhaqaalaha gobolka Banaadir ee sanadkan cusub 2022, si loo fuliyo mashaariic waxtar u leh bulshada Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here