Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona u diyaargaroowga maalmaha xoriyada Soomaaliya 25 June iyo 01 July oo ay naga xigaan Afar bilood.
Xubnaha kale ee Guddiga ayaa kala ah:-
1- Durraan Axmd Faarax Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
2- Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Gaashaandhigga
3- Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda
4- Khadiija Maxamed Diiriye Wasiir Gargaarka iyo Maareynta. Masiibooyinka
5- Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
6- Shugri Maxamuud Afrax Wasiiru Dowlaha Tamarta iyo Biyaha
7- Cumar Maxamuud Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir aha Duqa Muqdisho
8- Bashiir Axmed Cusmaan Agaasimaha Golaha Wasiirrada Xoghayaha Fulinta













