Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta shaaciyay in imtixaanka fasalka 8-aad ee shahaadiga ah ee dugaiga shexe la galayo 3-da bisha Juun 2023-ka.
Haddaba, waxa lagu wargelinayaa guud ahaan bahda waxbarashada, Maamullada iskuullada, waaliddiinta iyo ardayda in ay u diyaar garoobaan imtixaanka.













