Raiisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiinta Soomaaliyeed ee caruurtooda kaga maqan yihiin tababar loogu diray dalka Eritrea.
Hoos ka akhriso xubnaha la magacaabay.














