SAWIRRO: Xoghayaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka golaha deegaanka Degmada Kaxda

0
319

Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Feysal Caaraale Afrax ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee golaha deegaanka degmada Kaxda.

Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa agaasimaha waaxda xiriir degmooyinka, guddoomiyaha degmada iyo ku xigeennadiisa, ururka Haweenka degmada, ururka dhalilnyarada iyo shanta gusdoomiye waxeed ee degmada.

Ugu dambeyn, Shirkan ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta Aminga nadafadda iyo sida ay iskula shaqeyaan shacabka iyo Maamulka degmada Kaxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here