War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Madasha Maayarrada qaar ka mid ah Magaalooyinka Dalka

0
310

War-murtiyeed ka kooban dhawr bog ayaa kasoo baxay gaba-gabadii shir magaalada Muqdisho loogu qabtay xubno ka socday madashamaayarrada Soomaaliya ee dalka.

Shirkan oo ay soo agaasintay wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta XFS, waxa uu socday 21-23 kii May, 2023.

Haddaba, Akhriso War-murtiyeedkii ay soo saartay madasha oo u qornaa sidan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here