Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Tababbar u Furay Ciidammo ku biiray Ilaalada Deegaanka Xamar: SAWIRRO

0
283

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tababbar u furay ciidamo cusub oo ku biiray Ilaalada deegaanka Xamar.

Ciidamadan oo u badan dhallinyarada wax ku bartay dalka ayaa guddoomiyuhu kula dardaarmay inay summad u noqdaan anshax wanaagga iyo wada-shaqeynta ciidanka iyo shacabka, taas saldhig u ah qorshaha maamulku Gobolka Banaadir ee ku aaddan dowlad-wanaagga iyo kalsooni-gelinta shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here