DAAWO: Madaxweynaha Somalia oo khudbad uu kaga hadlay arimo badan ka jeediyay Garoonka Muqdisho Stadium

0
460

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbaf ka jeediyay Stadium Muqdisho oo lagu soo afmeerayo xuska munaasabadihii kala duwanaa ee maalmaha xorriyadda ayaa sheegay in khawaarijtu ay dadkeena ku wadaan gumaysi, xoriyad la’aan, hal-doorkii oo ay dilayaan, masaajiddii oo ay burburinayaan.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu sheegay in dhawaan lasoo af-jari doono khawaarijta, taasoo uu sheegay in ay sabab u tahay kaddib makii shacabka Soomaaliyeed ay iska diideen fikradihii qaldanaa ee ay u sheegi jireen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here