Gabdhaha ku jira Xarunta Agoonta Boondheere oo loo qaybiyay Kitaabka Qur’aanka Kariimka: SAWIRRO

0
497

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir, Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) oo ay wehliso Agaasime ku-xigeenka Waaxda Agoonta iyo Daryeelka Da’yarta Tabaaleysan ee Maamulka Gobolka Banaadir, Ilhaan Aways Axmed ayaa maanta waxa ay Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah u qeybiyeen gabdhaha ku jiro Xarunta Agoonta Gabdhaha Boondheere.

Sidoo kale, Qaybinta kitaabka Qur’aanka Kariimka ee gabdhaha ku jiro Xarunta Agoonta Gadhaha Boondheere ayaa waxaa qayb ka ahaa Hay’adda Turkiga ee Gacan Walaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here