Warar Madaxweynaha Dooran oo lakulmay Taliyaasha Ciidamada Xoogga iyo Booliiska+Sawiro By Codka Caasimadda - May 16, 2022 0 365 Share on Facebook Tweet on Twitter Waxaan kulan la qaatay taliyeyaasha Xoogga iyo Booliska Soomaaliyeed. Waxaan ka dhageystay warbixinta guud ee amniga dalka iyo qorshayaasha hortebinta leh xilliga kala guurka. Amniga waa muhiimmadda koowaad ee dowladda.