Golaha Watashiga Qaran oo la kulmay Haween ay Hogaaminay Wasiirka Haweenka XFS

0
1000

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Shirka uga socdo Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa qaabilay wakiillo ka socday haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Xaniifa Xaabsade.

kulanka ayaa waxaa ay kaga wada hadleen xaqiijinta qoondada haweenka ee 30% ee Goleyaasha Baarlamaanka labada Aqal.

Xubnaha Golahada wadatashiga oo ka kooban, Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maalintii labaad uu shirka u socdaa, iyaga oo ka hadlayaan waxyaabaha ka hirgalay heshiiska doorashada iyo caqabadaha heysta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here