Guddoomiye Madaale oo xarigga ka jaray Buundo laga hirgeliyay waddada 21-ka Oktoobar ee Degmada Waaberi : SAWIRRO

0
352

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray buundada cusub ee laga hirgaliyay waddada 21-Oktoobar ee degmada Waaberi, taas oo loogu tala-galay in ay caruurta iyo ardeyda kaga bad-baadaan halista gawaarida istecmaasha jidkaas.

Munaasabadda xarig-jarka waxaa goob-joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka hawlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir, mudane Xasan Maxamed Jimcaale, maamulka degmada Waaberi, iyo maamulka shirkadda Hormuud oo ka geystay gacan hirgelinta buundadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here