Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda oo ka warbixisay dhismaha Waddada Maxamuud Xarbi: SAWIRRO

0
367

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir, Marwo Saynab Maxamud Warsame (Xaabsey) oo uu wehliyo taliyaha saldhiga degmada Warta Nabadda Gashanle Cabdullaahi Xasan Cali ayaa hawlo kormeer ah ku sameysay dhismaha waddada dheer ee isku xirta Villa Somalia iyo tuulada cayaaraha ee Stadium Muqdisho ee degmadaas oo meel wanaagsan maraysa.

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir Marwo Saynab Xaabsey ayaa sheegtay in maamulka iyo shacabka degmada Warta Nabadda ay ka go’an tahay isku-tashi iyo in degmada la horumariyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here