Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u magacaabay xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka Urur Goboleedka IGAD.
Haddab, Akhriso magacyada xubnaha la magacaabay oo ka kooban shan xubnood ayaa waxay isugu jiraan saddex rag ah iyo laba dumar ah.














