Gudiga isku dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha ayaa doortay gudoomiye, iyada oo sidoo kale la doortay ku xigeenkiisa.
Senator Cabdiqani Geele Maxamed ayaa ku guulaystay Xilka Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka ee qabanqaabada doorashada Madaxwaynaha kadib markii uu helay codad gaaraya 10 cod.
Xildhibaan Maxamed Axmed beereey 5 cod
Senator Cabdi ismaaciil samatar 2 Cod
Xildhibaan Maxamed keerow Maxamed ayaa ku guulaysay xilka Guddoomiye ku xigeenka guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya doorashada madaxwaynaha JFS kadib markii uu helay 9 Cod Xildhibaan Maxamed ibraahim Macalimoow oo la tartamayna uu helay 7 Cod