Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid oo dhagax-dhigay dib u dhis lagu sameynayo saldhigga booliiska Yaaqshiid: SAWIRRO

0
397

Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid, Suleymaan Maxamuud Fargax ayaa dhagax-dhigay barnaamij dayactir iyo ballaarin loogu sameynayo saldhigga booliiska degmadaas oo loogu adeego shcabka Soomaaliyeed.

Saldhigga degmada Yaaqshiid oo ah mid qadiimi ah oo marxalado kala duwan soo maray ayaan muddo helin wax dayactir ah, maamulka degmada ayaa sheegay in dhawaan lasoo gaba-gabeyn doono hawlaha lagu horumarinayo saldhigga booliiska degmada Yaaqshiid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here