Doorashada kuraasta aqalka sare oo saaka ka bilaabantay Jubaland.

0
670

Doorashada qaar kamid ah kuraasta mudaneyaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa goor dhaw ka bilaaban doonta xarunta shirarka Daawad ee magaalada Kismaayo.

Qubadaha musharaxiinta ayaa socda iyadoo qubadaha ka dib la guda geli doono doorashada afar kursi oo ka mid ah kuraasta aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland, waxa sidoo kale goobta ku sugan musharaxiinta ku tartamaysa kuraasta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here