Codka Caasimadda: U qeybsanaha dhanka mashaariicda ee Safaaradda Talyaaniga ee Somalia Achille Solazzo ayaa maanta xarunta Safarada ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Warbaahinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Abdullahi Wiish.
Safaarada Talyaaniga ayaa balan qaaday in mashaariic horumarineed ku taageeri doonan qeybta Warbaahinta Maamulka Gobolka Banaadir.
Daawo👇https://www.facebook.com/144798419688012/posts/979652419535937/