Duqa Muqdisho oo Daah furay Telefishin-ka Gobolka Banaadir oo loo bixiyey Banaadir TV.\Sawiro

0
436

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho MD.Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Caawa oo ay taariikhdu ku astaysantahay 01 09 2021 Daah furay Telefishin-ka Gobolka Banaadir oo loo bixiyey Banaadir TV, wuxuuna ku biiri doonaa Telefishinada gaarka ah ee ku hadla afka Maamulada Dalka ka jira ee Qeeybta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Munaasabadda daah furka telefishinkii u horreeyay ee Gobolka Banaadir ayaa lagu soo beegay Sanad guurada 2aad ee xil qabashada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Filish.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here