Khilaafkii u dhexeeyey Gudoomiyaha Aaalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed Khadar oo la soo Afjaray.
Waxaa lagu hashiiyay in la isku dhafo gudiyadda Somaliland ee doorashada, Gudoomiye Cabdi Xaashi garabkiisana la siiyo Gudoomiye ku xigeen.














