Agaasimaha waaxda beeraha iyo darjiinooyinka Dowladda Hoose ee Xamar, Mudane Luqmaan Cali Macoow ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah darjiinooyinka kormerkaan oo ahaa mid uu ugu kuur-galayay sida ay u shaqeyaan shaqalaha ka shaqeya darjiinooyinka magaalada.
Agaasime Luqmaan ayaa kula dardarmay shaqalaha Waaxda inay dardar-galiyaan shaqada ay u hayaan si loo helo magaalo qurux badan oo cagaaran.


































