Duqa Muqdisho ayaa Kormeeray Wadooyinka Uu Roobka Biyo Dhigay +Sawiro

0
447

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii uu sida gaarka ah u sameeyay Roobkii magaalada Muqdisho ka da’ay dhowrkii saac ee lasoo dhaafay.

Wadooyinka Caasimadda oo uu kormeerka ku tagay Guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa ka socday howla ay dowladda hoose Xamar Biyaha uga saareyeen goobihii uu Roobka biya dhigay si loo fududeeyo isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wadooyinka Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here