SAWIRRO: Madaxweyne Xasan oo ciidammo ka tirsan kuwa xoogga dalka kula hadlay xero ku taalla Maxaas: MUUQAAL

0
357

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada guutada Cali binu Abii-daalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyay guulaha waaweyn ee ay kasoo hoyeen dagaalka Khawaarijta, isagoo kula dardaarmay inaysan marnaba is-dhigan oo ay isha ku hayaan cadawga, waxa uuna ku ammaanay diyaar-garawga ay ugu jiraan sidii ay u soo gabagabayn-lahaayeen wejiga koowaad ee dagaalka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay billowgii dagaalka dalkeenna looga xoreynayo Khawaarijta diyaar-garowga sidii la rabay in uusanahayn, isla markaana dalka ku jiray xaalad abaareed oo baโ€™an, balse Alle mahaddiis Soomaaliya waxa ay haysataa Ciidan ka tayo iyo tiro badan markii dagaalka Khwaarijta la bilowdeen, diyaarna u ah inay naftooda u huraan dalkooda iyo dadkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here