Madaxweyne Xasan oo Magaalada Brussels kula kulmay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub: SAWIRRO

0
285

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Madaxwaynaha golaha Midowga Yurub Mudane Charles Michel.

Labada Madaxweyne ayaa isla soo qaaday arrimo ay ka mid yihiin dadaallada ay Dowladda Soomaaliya ugu jirto ciribtirka Khawaarijta iyo iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee dhinacyada amniga, geeddi-socodka dowlad-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqan-dhaqaale ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here