Duqa Muqdisho oo soo Xiray Wajiga Koowaad ee Tababarka loo qabtay Macallimiinta Dugsiyada Qur’aanka: SAWIRRO

0
217

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa soo xiray tababar cilmiyeedka 1-aad ee macallimiinta dugsiyada Qur’aanka kariimka oo ay soo qaban qaabiyeen akadeemiyadda culuunta Qur’aanka ee maamulka gobolka Banaadir.

Munaasabadda xiritaanka waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyi-gelinta gobolka Banaadir, Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed, guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda, mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), guddoomiya degmada Waaberi, Agaasimaha Waaxda Diinta & Awqaafta gobolka Banaadir, culuma’udiin iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here